Month: November 2017

Arimaha bulshada

Wax barashada Wax barashada waa adeega ugu muhiimsan oo ay Hanoolaato wax kaqaban doonto. Qorshada wax barashada ee ay Hanoolaato larabto Soomaaliya hada wali dhismo ayuu kumaqanyahay. Markii uu diyaar noqdo anagaa idiinsoo bandhigi doona I.A. Guud ahaan waxbarashada ujeeedadeeda waa in ay soo saarto shacab Soomaaliyeed oo fahamsan wadaninimada (citizenship) waxay tahay iyo sida ugu fiican oo dalkeena si nabad ah oo nolosheena waxtar uleh ugu wada noolaano. Faah faahin hadhow ayaan kusoo daraynaa markii qorshaha dhameystiran aan soo galino I.A. Waxaa kale oo wax barashada aan karabnaa in ay soo saarto shacab aqoon mise farsamo leh ay irsaaqadooda ugalasoo bixi doonaan si sharciyada dalkeena waafaqsan. Caafimaadka Hanoolaato waxaan rabnaa umad Soomaaliyeed oo caafimaadkooda aad ufiican yahay. Waxaan aad ugu dadaali doona cudurada halista ah oo aad ufaafa in aan si gaar ah ula dagaalno si aan Soomaaliya uga cirib tirno. Lacagta Hanoolaato waxaan rabnaa kuna dadaaleynaa in Shilinka Soomaaliyeed uu noqdo mid adag oo qiimihiisa xijista. Waxaan si gaar ahaana ula diriri doonaa inflationka lacagta iyo kan badeecada oo dhan.       Hada iyo Hanoolaato Hada waxaan rabnaa in aan umada Soomaaliyeed usoo jeedino aragtideena iyo waxaan dalkeena ladamacsanahay. Waxaan diyaar unahay in aan Shacabkeena mid ula fariisano si aan ujeedadeena ugaarno. Call to Action Dalkeena oo sidaan iyo si kafiican udhisan baan rajeyneynaa. I.A.   Somali National Party XISBIGA WADANIYIINTA SOOMAALIYEED EE HANOOLAATO Call to...

Read More

Siyaasada

Hanoolaato waxay aaminsantahay in shaqsi walbaa ee Soomaaliyeed uu xor yahay. Waxaan aaminsanahay in xaquuqda iyo fursadaha nolosha umadeeny ay uwada siman yihiin. Waa lagu kala sareeyaa oo wixii si sharci ah lagu shaqeyso ama lagu helo iyo Illaaheen...

Read More

November 2017
M T W T F S S
« Oct    
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  

Categories

Recent Comments