about-us-1

Ujeedadeena

.Hanoolaato waxay rabtaa dad dadkeedu ay wada shaqeystaa oo dakhliga soo gala uu yahay mid kufilan noloshooda. Waxaan kaloo rabnaa Soomaaliya in uu noqdo dal qof walba ay xaquuqdiisu ku dhowrsan tahay. Naftiisa, jirkiisa, maalkiisa iyo fursadaha uu heer nolololaad kiisa kor ugu qaadi lahaa dowladu ay balan qaadayso in ay difaacdo.