maamul wanaaga waxaa loola jeeda in hoggaanka sare ama hoggaanada kale qaybaha kala duwan ee xisbiga wadaniyiinta soomaaliyeed HANOOLAATO Lugu dhiiri geliyo xubnihii ku muteesta shaqa wanaaga xisbiga in la siiyo seer maweydo qofkaas oo noqon kara wiil ama gabadh kuwaaso la siineya laqbado lagu kala magacaabo HEEBADLEY ama HALYEY.
Shaqsiyaadka sare ku soo xusnay sifooyinkooda iyo taariikhahooda ayuu u gaar yahay boggaan.