Dacwoo

Hadii aad dacwad ka qabtid qof ama qeyb Hanoolaato ah waxaan soo dhaweynaynaa dacwadaas in aan inoosoo gudbisid. Markay dacwadaas nasoo gaarto waan baari doonaa waana kusoo jawaabi doonaa. Hadii ay noqoto in aan faahfaahin dheeraad ah ubaahano waan kulasoo xiriiri doona. Waxaan kaa balan qaadaynaa in aanan fududeysanaynin oo si serious ah uqaabili doono dacwadaadaas.

Macluumaad Kaaga

Fadlan Inoo Faahfaahi

Nooca Dacwadaada