Maamul Keena

Hogaanka Xisbiga Hanoolaato

Barro lana xiriir Hogaanka Xisbiga Hanoolaato. Follow dheh bogagooda baraha bulshada si aan ula socoto ama ula xiriirto.

Jamal Cabdikafi
Gudoomiyaha Xisbiga Hanoolaato

Jamal waxaa ladoortay 2021 waaana hogaamiyihii afaraad ee Hanoolaato. Mudo xileedka gudoomiyaha Xisbiga Hanoolaato waa

Khadar Hassan Salaad
Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Hanoolaato

Khadar Hassan Salaad waa gudoomiye kuxigeenka xisbiga Hanoolaato. Khadar wuxuu kamid yahay xubnaha ugu horeeyay

Ismacil Xasan Isaaq
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Hanoolaato

Ismacil Xasan Isaaq waa Xoghayaha guud ee Xisbiga Hanoolaato. Ismacil waa musharax Xildhibaan dowlada federaalka

Ali Aar
Xoghayaha Arimaha Gudaha ee Xisbiga Hanoolaato

Eng Ali Aar Abdi waa Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga Hanoolaato. Eng Ali waa muwaadin

Keenadiid Cabdicasis Ahmed
Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Hanoolaato ahna Xiriiriyaha Xisbiga

Keenadiid Cabdicasis Ahmed waa xoghayaha warfaafinta ee xisbiga Hanoolaato. Keenadiid wuxuu ahaa gudoomiyihii 3 xaad

Dr Zainab
Shadow Secretary of State for the Home Department

Dr Zainab waa gudoomiyaha gudiga garsoorka ee Xisbiga Hanoolaato. Dr Zainab waa wadaniyad Soomaaliyeed oo

Be
First
To Know

Get the latest from Hanoolaato

We’ll email you about campaigns, events and opportunities to get involved. You can manage your preferences or unsubscribe at any time by contacting theteam@hanoolaato.org.